Nidaamka casriga ah ee maamulka, diiwaangelinta iyo kormeerka rukhsadaha ganacsiga.
Codso LicenseDiiwaangelinta iyo nidaaminta ganacsiyada dalka.
Bixinta, cusboonaysiinta iyo la socodka License-yada.
Hubinta goobaha ganacsiga iyo xaqiijinta xogta.
Ganacsatada waxaa lagu wargelinayaa in ay waqtiga ku cusboonaysiiyaan rukhsadahooda ganacsi.
Wasaaraddu waxay fududaynaysaa adeegyada ganacsiga iyadoo adeegsanaysa nidaam dijitaal ah.